P176 DR 2 S176 l‖r 10 nov 00:11:51 SOMALI Bogga Ogeysiiska Boggan iyo Internet-ka wuxuu DR Nyheder International ugu tala galay inuu ku baahiyo xafladaha iyo shirarka ay ururrada shisheeyuhu qabanayaan. Macluumaadka la soo dirayana waa inuu ka koobnaado: 1.Maxaad qabanaysaa 2.Xaggeed ku qabanaysaa, waasj goorma 3.Waa kuma qofka ama ururka qabanaya 4.Magaca iyo tilifoonka qofka soo diray Macluumaadka waxaa lagu soo diri karaa e-mail, fax ama boosto. ............Eeg bogga soo socda 110 INDLAND 111 UDLAND 1/7
P176 DR 2 S176 l‖r 10 nov 00:11:27 SOMALI Bogga Ogeysiiska DR Nyheder International wuxuu xaq u leeyahay inuu macluumaadRa soo gaabiyo wuxuu kaloo xaq u leeyahay inuu baahiyo iyo in kale!!! Cinwaankuna waa sidan: DR Nyheder InternationaL Somalisk redaktion Rosen‖rns All— 22 1999 Frederiksberg C Tlf: 35 20 57 76 Fbx: 35 20 57 81 E-mail: somali*dr.dk 110 INDLBND 111 UDLAND 2/7
P176 DR 2 S176 l‖r 10 nov 00:11:13 SOMALI WARGELIN Wararka Qaybta Afsoomaaliga ee DR waxaad maalmaha isniinta-jimacaha ka dhagaysan kartaa mawjadda hirarka dhexe MW, AM 1052 khz, xilliyada kala ah: 9:30, 17:25 iyo 22:20 Waxaad kaloo wararka ka dhagaysan kartaa tlf. 70 26 80 80. Waxaa intaa dheer iyadoo wararka laga akhrisan karo Internet-ka: www.dr.dk/somali. Wixii faahfaahin ah la soo xidhiidh Tifatirayaasha tlf. 35 20 57 76, xilliyada shaqada: 06:45-09:45 iyo 15:00-18:00. 110 INDLBND 111 UDLAND 3/7
P176 DR 2 S176 l‖r 10 nov 00:01:15 SOMALI Warbixinaha Doorashooyinka Boggan oo horay aad ogeysiisyada u aqoon jirteen waxaa ku soo kordhay arrimaha doorashooyinka. Laga billaabo hadda ilaa iyo dhammaadka november waxaan idiinku soo qori doonaa warbixinaha muhiimka ah ee doorashada la xidhiidha oo kookooban. Waxaa kaloo siddoodii loogu soo qori doonaa ogeysiisyada. 110 INDLAND 111 UDLAND 4/7
P176 DR 2 S176 l‖r 10 nov 00902:12 SOMALI Shisheeyaha baarlamaanka u sharraxan 13 siyaasi oo shiseeyj ah oo ka soo kala jeeda 8 waddan oo kala duwan ayaa u sharraxan doorashada baarlamaanka ee 20 november, iyagoo 7 xisbi oo kala duwan kala matalaya. 11 ka mid ah waxay iska sharraxeen magaalada Kobanhegan iyo nawaaxigeeda, gobolka Galbeedka Sj¼lland 1 ayaa ka sharraxan iyo gobolka →rhus oo uu 1 ka sharraxan ybhay↑ Siyaasiyiinta shisheeyaha ah ee baarlamaanka u sharraxan waxaa ugu fursad fiican Kamal Qureshi oo Pakistan ka soo jeeda, xisbiga SF-na ka tirsan iyo Nasar Khadar oo Suuriya ku dhashay, xubina ka ah xisbiga Radikal. 110 INDLAND 111 UDLAND 5/7
P176 DR 2 S176 l‖r 10 nov 00:12:32 SOMALI Doodda tartan ee doorashada Labada nin ee jagada ra'iisal wasaarannimada Danmark ku tartamaya ayaa inta doorashada ka horraysa seddex mar fool-ka-fool u kulmi doona. Anders Fogh Rasmussen iyo Poul Nyrup Rasmussjn waxay dood isugu iman doonaan maalmaha 9 iyo 13 bishan november, in kastoo taariikhda la qabtay haddana wali lama qabanin meesha ay ku kulmayaan. Anders Fogh Rasmussen iyo Poul Nyrup Rasmussen waxay kaloo maalinta ay bishu 11 tahay ku kulmi doonaan dood tartan ah oo laga soo dayn doono kanaalka TV2. 110 INDLAND 111 UDLAND 6/7
P176 DR 2 S176 l‖r 10 nov 00:11:20 TYRKISK DE RADIKALE VENSTRE ICINDE HUZURSUZLUKLAR (2) Parti Lideri Ekonomi Bakani Marianne Jelved de, Mona Sheik'in, De Radikale Partisi'nin bir ÷yesi olarak baska bir parti kurulmasini destekledigi s‖ylemesini " akilsizca" olarak nteledi. Ancak, Mona Sheik, parti ÷yeliginden ayrilma cagirisini reddediyor. ½te yandan, Partinin Frederiksberg ½rg÷t÷ baskan yardimcisj Jette Plesner Dali, yine partiden gelen baski ÷zerine baskan yardimciligi g‖revinden cekildi. Parti ‖rg÷t÷,Plesner Dali'nin, partideki m÷sl÷man ÷yeleri elestirmek icin cok enerji t÷kettigi gerekcesiyle baskan yardimciligi g‖rivinden ayrilmasi icin baski yapmaktaydi. 110 INDLAND 111 UDLAND 7/7